Dooro nooca xirmada
Noocyada xirmada
Xirmo unlimited ah oo loogu talagalay data, SMS iyo kuhadal; muddada adeeggu waxay ku xiran tahay plan-ka la doorto.
Xirmo data ah oo qiimo jaban leh; qaar ka mid ah plan-nadu waxay wataan SMS iyo kuhadal unlimited ah.